Ma dhinte waa Ilaaheey " Wahwal Xayul Qayuumu" Culumada ahlu sunna waljamaaca ee waddamada Scandinavia ayaa waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Sheekh Abba waxayna halkan uga tacsiyeynayaan eheladii Sheekha, Qarabadiisa ,iyo dhammaan bulsha weynta soomaaliyeed ee ku abtirsata dariiqada Ahlusunna & Jamaacah meel walba oo ay joogaan.

                   

Tazawad mina DunyaaFa Innaka  Raaxilun  Waclam bi Annal Moowta Laa Shaka Naazilun Loow Kaanati Dunyaa ta duumu Li Ahlihaa Lakaana Rasuulullaahi Xayaan Wa Baaqiyaa Wa Laa Xoowlah Walaa Quwata illaa Billaahi  Moowlaanaa Wa Laa Xoowla Walaa Quwata illaa  Billaahi  Moowlaanaa Maqaamu Nafsi Macluumun Junuudul Moow ti Aaatiyaa.

Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun.

 

Idaarada Ahlu sunna wal jamaaca ee Gothenburg Sweden

 

 

         pa14_1.gif

            ALLAH HA U NAXRIISTO CEYDARUUS AXMED BAHALUUL GAAS

       Anagoo kala ah:

G/Le Sare Dr. Shariif Sheekhuna Maye & Xaaskiisa:

G/Le Sare Maxamed Qaasim Munye

G/Le Sare Mustafa Diini & Xaaskiisa,

Dr. Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna & Xaaskiisa,

Mr. Saciid Nuureyni Sayid Axmed

Nabadoon Awees Nuureyni Sayid Axmed & Xaaskiisa;

Mr. Xaaji Shaafi Maxamed & Xaaskiisa

Mr. Saciid Shariif Sheekhuna & Xaaskiisa

Mr. Hamadi Khaliif Boobo Cumar & Xaaskiisa;

Mr. Baazi Shariif Sheekhuna

Mr. Baazi Sheekh Abdi & Xaaskiisa

Mr. Munye Awees Jeylaani & Xaaskiisa

Mr. Khaliif Boobo Cumar & Xaaskiisa;

Mr. Xasan Sayid Abu Sheegow & Xaaskiisa;

Mr. Awees Xaaji Shaafi & Xaaskiisa

Mr. Munye Maxamed Cabdulle & Xaaskiisa

Waxaan si aad ah ugu naxnay geeridii ku timid Allaha ha u naxriisto

Marxuum Ceydaruus Axmed Bahaluul Gaas

Oo xalay fidkii, taariikhduna ay ahayd 09-08-08, si naxriis darro ah loogu dilay Magaalada Baraawe ayna dileen koox bur cad ah.

Waxaa si gaar ahaan tacsi u diraynaa Ilmaha uu ka tegay Marxuumka oo ku nool Waddanka USA. Sidoo kale, waxaan si wadajir ah tacsi u diraynaa dhammaan Qaraabada, Ehelada iyo Asxaabta marxuumka uu ka geeriyooday.

Waxaan Eebbe uga baryaynaa Marxuum Idaruus Axmed Bahaluul Gaas in uu naxriistiisa Janno ka waraabiyo Ehelkii uu ka tegayna uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.

Geeridan waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta eek u kala nool dacalada Adduunka.

    pa14_1.gif

ALLAHA HA U NAXARIISTO  ABUU  KARAKO

 

Odayaasha,Indheer-garadka, Siyaasiinta, Dhallinyarada iyo Waxgaradka  oo magacyadooda hoos ku xusan, waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh u diraayaan JEYLAANI KARAKO oo Deggan Ohio (Columbus) geeridii naxdinta lahayd uu ku timid  waalaalkiisa  Marxuum ABU  KARAKOW

 

Oo dhawaan lagu dilay Magaalada Muqdisho. Aad iyo aad ayaan ugu naxnay geeridii ku timid marxuumka magaciisu kor ku xusan.

 

1.    Suldaan   Xaydar  Suufi  Munye

2.    Ugaas Abdulqaadir Amiin Loolow

3.    Nabadoon Maxamuud  Cusmaan Cabdiraxmaan

4.    Mudane  Awees  Abu  Haadi

5.    Nabadoon  Awees  Nuureyni  Sayid

6.    Dr.  Shariif  Sheekhuna  Naye

7.    Dr.  Abdulqaadir  Xaaji  Cusmaan

8.    Eng.  Ibraahim Cali Cumar Sheegow

9.    Mr.  Xasan  Cabdallow  Awiisa

10.  Mr.  Munye Mxamed Cabdulle

11.  Dr.   Cabdulcasiis  Abuukar  Baafo

12.  Mr.  Xasan Sayid Abu Sheego

13.  Mr.  Cabdi Qaasim  Sheekhuna

14.  Mr.  Hamadi Khaliif  Boobo

15.  Mr.  Baazi Sheekh  Cabdi

16.  Dr.   Cabdulqaadir  Sheriif  Sheekhuna

17.  Mudane  Macallin  Ibraahim  Fanay

18.  Mr.  Kaale Xaaji Rufaaci

19.  Mr.  Abu Maxamed  Bakarow

20.  Mr.  Munye  Maxamed  Unduru

21.  Mr.  Sheekh Calami Abu Maxamed

22.  Mr.  Nuurayni Calawi Abu Maxamed

23.  Mr.  Abu  Calawi Abu Maxamed

24.  Eng. Saciid  Shariif  Sheekhuna

 

Geeridan waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Ehelada, Asxaabta & Qaraabada ee ku kala nool Dacalada Adduunka. Marxuumka waxaa lagu aasay Degmada Baraawe ee meydiisa la geeyay.

 

Waxaan Alle ka baraynaa in uu Marxuum Abu Karako Ilaahay Jannadiisa ka waraabiyo,samir iyo iimaan Allaha ka siiyo  dhammaan dadkii uu ka ka geeriyooday.Aamiin.

pa14_1.gif

  Tacsi marxuumJeylani Mohamed Gonjo

1.      Suldaan Xeydar  Suufi  Munye

2.      Ugaas     Abdulkadir Amiin (Loolow)

3.      Nabadoon Maxamuud Cusmaan

4.      Nabadoon  Awees Nuurayni Sayid Axmed

5.      Mudane     Munye  Cabdow  Munye  Xasan

6.      Dr.              Xasan Cabdow Munye

7.      Mr.             Bishaaro Xaaji Munye

8.      Dr.              Shariif Sheekhuna Maye

9.      Mr.             Ooyaaye Maxamed Abu

10.Mr.             Shariif Maxamed Abu

11.Dr.              Cabdulqaadir  Xaaji Cusmaan

12.Eng.            Ibraahim Cali Cumar Sheegow

13.Dr.              Cabdulcasiis Abuukar Baafo

14.Amb.           Munye  Maxamed Cabdulle

15.Mr.             Xasan Sayid Abu Sheegow

16.Mr.             G a a b o    Uuney

17.Mr.             Xaaji  Marwaale

18.Mudane     Maxamed Oofow Sheegow

19.Mr.             Nuureyni  Diinkii Cabdow

20.Mr.             Sheekhuna Xasan Dinkii

21.Nabadoon  Jakhbada Sheekh Xareedo

22.Mudane     Macallin Ibraahim Fanay

23.Mr.             Sayid Nureyni Sayid Axmed

24.G/le Sare    Jeylaani Maxamed Sheekhuna

25.Dr.               Maye  Maxamed  Sheekhuna

26.Mr.              Cusmaan  Cali Cumar Sheegow

27.Mr.              Cabduraxmaan Abuukar Cumar Sheegow

28.Mr.              Baazi  Sheekh  Cabdi

29.Mr.              Axmed Jeylaani Maxamed Sheekhuna (Jey)

30.Mudane      Awees  Sheekh  Muumin

31.Samadoon  Kaale Xaaji  Rufaaci

32.Mr.             ABU Maxamed Bakarow

33.Mr.             Shariif  Aweis Sheekh (Iskoris)

34.Mr.             Munye  Maxamed  Unduru

35.Mr.             Abu  Nuuriso

36.Mr.             Sheekh Calawi Maxamed

37.Mr.             Nuureyni Calawi Maxamed

38.Mr.             Abu  Calawi Moxamed

39.Mr.             Baazi Xaaji Kamoole

40.Mr.             Khaliif  Boobo Cumar

41.G/le             Qaasim Sheekhuna Maye

42.Nabadoon   Xabiib Maxamed Munye

waxaan tacsi tiiraanyo leh u direena Maxamed Gonjo� Mohamed Gaab� oo uu wiilkiisa Jeylani Mohamed Gonjo taariikhdu markay ahayd 07/30/2008   ku geriyoodey Magaalada Nairobiee dalka Kenya.
Waxaan marxuumka ebbe ugu baryeynaa janada fardowsa in uu ka waraabiyo eheladi iyo asxaabtii u ka tegeyna samir iyo imaan ka siiyo  aamiin aamiin.

   pa14_1.gif

ANAGOO KALA AH

1-   Suldaan Xeydar  Suufi  Munye

2-    Ugaas Abdulkadir Amiin (Loolow)

3-      Nabadoon Maxamuud Cusmaan

4- Inj Ibraahim Cali Cumar Sheegow

5- G/le sare dr Shariif Sheekhuna Maye

6- Dr Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna

7- Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxuddiin Celi

8- Nabadoon Abba Xuseen Maalin

9- Daaud Absuge

10- G/le Sare Jeylaani Maxamed Sheekhuna

11- G/Le Khaasim Sheekhuna Maye

12- Nabadoon Xabiib Maxamed Munye.

13- G/le sare Maxamed Khaasim Munye

14- G/le Sare Mustaf Diini

15- Aweys Abu Haadi

WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREENA NABADOON ADEN IBRAHIM KUUSOW  OMAR NUR AWOW OO SHALEY WALAALKIISA MARHUUM JEYLAANI NUUR AWOW UU KU GEERIYOODEY DEGMADA BARAAWE  WAXAANA ILLAAH UGA BARYEYNAA MARXUUMKA INUU JANADII FARDOWSA  KA WARAABIYO EHELKII IYO CARUURTII UU KA TEGEYNA SAMIR IYO KA SIIYO AAMIIN AAMIIN.

  pa14_1.gif

Anagoo kala ah  dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaa halkan TACSI TIIRAANYO LEHUGA DIREYNAA Dhamaan qoyskii eheladii uu ka geeriyoodey marxuum Axmed Nuur Cabdi Maxamed Fiidow �John�. Waxaan si gaar ah tacsi ugu direynaa  Jeneral Cabdi Maxamed Fiidow 'John', .Marxuum Axmed Nuur John Fiidow ayaa wuxuu haben hore ku geeriyoodey magaalada NAIROBIee dalka KENYA.

Waxaan annagoo ka Tiiraanyaysan geeridaas naxdinta leh ee ku timid Marxuum Ahmed Nuur Cabdi halkaan tacsi uga direynaa guud ahaan Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuumka .Waxaana  illaahay uga baryaynaa marxuumka inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo qoyska iyo eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodeyna uu samir iyo iimaan ka siiyo..

Sheekh Abdirahman Sh.Muxiyadin Celi

Abba Xuseen Malin

Ahmed Toxow

Abdullahi Yusuf Absuge (Daud)

SH .Fuad Bin Caqiil

Abdullahi Gabeeyre

Ahmed Maxamed (Warsheekh)

Jamal Hassan Cali

Abdirahman Abdi Cooseey

Abdirahman Muxiyadin

Yusuf Musse

Dr. Cabdullahi Hiraale

Maxamed Hassan Ali ( Saldeeye)

Shire Ali Salaan dheere

Cusman Dhuunte

Abdulqadir Hagi

Xarbi Maxamed Nageeye

Cabdullahi Cali Hilowle

Waasuge Muse Cali (Aljaziira)

Abdulqadir Macalin Takoow (Zuzuki)

Abdi hilowle Caddawe

Hussein Cusman Cosoble

Abdullahi Yare

Musse Cali Caddow

Hassan Wasuge( Qoslaaye)

Abdirahman Dheere

    pa14_1.gif

  Allah Ha u Naxariisto Marxuum Axmed Nuur Cabdi Maxamed Fiidow

Anagoo kala ah  dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaa halkan TACSI TIIRAANYO LEH UGA DIREYNAA Dhamaan qoyskii eheladii uu ka geeriyoodey marxuum Axmed Nuur Cabdi Maxamed Fiidow �John�. Waxaan si gaar ah tacsi ugu direynaa  Jeneral Cabdi Maxamed Fiidow "John", .Marxuum Axmed Nuur John Fiidow ayaa wuxuu haben hore ku geeriyoodey magaalada NAIROBI ee dalka KENYA .

Waxaan annagoo ka Tiiraanyaysan geeridaas naxdinta leh ee ku timid Marxuum Ahmed Nuur Cabdi halkaan tacsiuga direynaa guud ahaan Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuumka .Waxaana  illaahay uga baryaynaa marxuumka inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo qoyska iyo eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodeyna uu samir iyo iimaan ka siiyo..

1-   Suldaan Xeydar  Suufi  Munye

2-    Ugaas Abdulkadir Amiin (Loolow)

3-      Nabadoon Maxamuud Cusmaan

4- Inj Ibraahim Cali Cumar Sheegow

5- G/le sare dr Shariif Sheekhuna Maye

6- Dr Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna

7- Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxuddiin Celi

8- Nabadoon Abba Xuseen Maalin

9- Daaud Absuge

10- G/le Sare Jeylaani Maxamed Sheekhuna

11- G/Le Khaasim Sheekhuna Maye

12- Nabadoon Xabiib Maxamed Munye.

13- G/le sare Maxamed Khaasim Munye

14- G/le Sare Mustaf Diini

15- Aweys Abu Haadi

Waxaa sidoo kale tacsi taa la mid ah u diraya qoyskii uu ka geeriyoodey marxuumku dhamaan jaalliyadda Soomaaliyeed eek u nool magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Waxayna si gaar ah ugu tacsiyeynayaan Sareeye Guuto Cabdi Maxamed Fiidow �John� oo dhalay marxuumka iyo walalaakiis Jamaal Cabdi Maxamed Fiidow �Jamaal John� oo ku nool dalka Sweden.

     pa14_1.gif

ALLAH HA U NAXRIISTO ABBAY SHEEGOW CUMAR GAAB

Anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaan tacsi u direynaa qoyskii iyo ehaladii meel kastoo ay joogaanba marxuumad Abbay Sheegoow Cumar Gaab oo ku geeriyootey magaalada Muqdisho maanta oo taariikhdu tahay 9 july 2008 8:00 aroornimo ee saacadda afrikada bari.

Waxaan eheladii iyo asxaabtii ay ka geriyootey marxuumadda illaah uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo iyadana uu jannadii fardowso ka waraabiyo.

    1.      Suldaan Xeydar  Suufi  Munye

2.      Ugaas     Abdulkadir Amiin (Loolow)

3.      Nabadoon Maxamuud Cusmaan

4.      Nabadoon  Awees Nuurayni Sayid Axmed

5.      Mudane     Munye  Cabdow  Munye  Xasan

6.      Dr.              Xasan Cabdow Munye

7.      Mr.             Bishaaro Xaaji Munye

8.      Dr.              Shariif Sheekhuna Maye

9.      Mr.             Ooyaaye Maxamed Abu

10.Mr.             Shariif Maxamed Abu

11.Dr.              Cabdulqaadir  Xaaji Cusmaan

12.Eng.            Ibraahim Cali Cumar Sheegow

13.Dr.              Cabdulcasiis Abuukar Baafo

14.Amb.           Munye  Maxamed Cabdulle

15.Mr.             Xasan Sayid Abu Sheegow

16.Mr.             G a a b o    Uuney

17.Mr.             Xaaji  Marwaale

18.Mudane     Maxamed Oofow Sheegow

19.Mr.             Nuureyni  Diinkii Cabdow

20.Mr.             Sheekhuna Xasan Dinkii

21.Nabadoon  Jakhbada Sheekh Xareedo

22.Mudane     Macallin Ibraahim Fanay

23.Mr.             Sayid Nureyni Sayid Axmed

24.G/le Sare    Jeylaani Maxamed Sheekhuna

25.Dr.               Maye  Maxamed  Sheekhuna

26.Mr.              Cusmaan  Cali Cumar Sheegow

27.Mr.              Cabduraxmaan Abuukar Cumar Sheegow

28.Mr.              Baazi  Sheekh  Cabdi

29.Mr.              Axmed Jeylaani Maxamed Sheekhuna (Jey)

30.Mudane      Awees  Sheekh  Muumin

31.Samadoon  Kaale Xaaji  Rufaaci

32.Mr.             ABU Maxamed Bakarow

33.Mr.             Shariif  Aweis Sheekh (Iskoris)

34.Mr.             Munye  Maxamed  Unduru

35.Mr.             Abu  Nuuriso

36.Mr.             Sheekh Calawi Maxamed

37.Mr.             Nuureyni Calawi Maxamed

38.Mr.             Abu  Calawi Moxamed

39.Mr.             Baazi Xaaji Kamoole

40.Mr.             Khaliif  Boobo Cumar

41.G/le             Qaasim Sheekhuna Maye

42.Nabadoon   Xabiib Maxamed Munye

    pa14_1.gif

  ALLA HA U NAXRIISTO MARXUUM Cumar Sheekh Maxamed                       

Anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ugu direynaa Makaay Sheekh Maxamed  geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walaalkeed marxuum Cumar Sheekh Maxamed oo maalintii sabtidu ahayd taariikhduna ku beegnayd 5 July 2008 lagu dilay duleedka tuulada Kuunyabarow oo ka mid ah degmooyinka hoostaga maamulka degmada Baraawe oo ka tirsan gobolka shabeelaha hoose.waxaan sidoo kale tacsi taa la mid ah u direynaa Dr Cabdulqaadir Xaaji Cusmaan iyo Xasan Xaaji Cusmaan oo uu marxuumku abtigooda ahaa. waxaana leenahay samir iyo iimaan allah ha idinka siiyo marxuumka oo ay dishay gacan ka gardarana uu naxariistiisii janno ka waraabiyo.

1.      Suldaan Xeydar  Suufi  Munye

2.      Ugaas     Abdulkadir Amiin (Loolow)

3.      Nabadoon Maxamuud Cusmaan

4.      Nabadoon  Awees Nuurayni Sayid Axmed

5.      Mudane     Munye  Cabdow  Munye  Xasan

6.      Dr.              Xasan Cabdow Munye

7.      Mr.             Bishaaro Xaaji Munye

8.      Dr.              Shariif Sheekhuna Maye

9.      Mr.             Ooyaaye Maxamed Abu

10.Mr.             Shariif Maxamed Abu

11.Dr.              Cabdulqaadir  Xaaji Cusmaan

12.Eng.            Ibraahim Cali Cumar Sheegow

13.Dr.              Cabdulcasiis Abuukar Baafo

14.Amb.           Munye  Maxamed Cabdulle

15.Mr.             Xasan Sayid Abu Sheegow

16.Mr.             G a a b o    Uuney

17.Mr.             Xaaji  Marwaale

18.Mudane     Maxamed Oofow Sheegow

19.Mr.             Nuureyni  Diinkii Cabdow

20.Mr.             Sheekhuna Xasan Dinkii

21.Nabadoon  Jakhbada Sheekh Xareedo

22.Mudane     Macallin Ibraahim Fanay

23.Mr.             Sayid Nureyni Sayid Axmed

24.G/le Sare    Jeylaani Maxamed Sheekhuna

25.Dr.               Maye  Maxamed  Sheekhuna

26.Mr.              Cusmaan  Cali Cumar Sheegow

27.Mr.              Cabduraxmaan Abuukar Cumar Sheegow

28.Mr.              Baazi  Sheekh  Cabdi

29.Mr.              Axmed Jeylaani Maxamed Sheekhuna (Jey)

30.Mudane      Awees  Sheekh  Muumin

31.Samadoon  Kaale Xaaji  Rufaaci

32.Mr.             ABU Maxamed Bakarow

33.Mr.             Shariif  Aweis Sheekh (Iskoris)

34.Mr.             Munye  Maxamed  Unduru

35.Mr.             Abu  Nuuriso

36.Mr.             Sheekh Calawi Maxamed

37.Mr.             Nuureyni Calawi Maxamed

38.Mr.             Abu  Calawi Moxamed

39.Mr.             Baazi Xaaji Kamoole

40.Mr.             Khaliif  Boobo Cumar

41.G/le             Qaasim Sheekhuna Maye

42.Nabadoon   Xabiib Maxamed Munye

    pa14_1.gif

INAA LILLAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN

Anigoo ah Ugaas Cabdulqaadir Amiin Loolow oo ku hadlaayo magaca Nabadoonada, Samadoonada, Aqoonyahanada, Indheer-garadka, Dhallinyarada & Bulsha ka soo jeedo Beesha Reer Goygaal ee ku nool Waddanka USA, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraaya �Reer SheegowBakar� kuwa ku sugan Waddanka Soomaaliya gudihiisa iyo kuwa ku kala nool dacalada Adduunkaba, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid:

           Marxuum Mowlaana Sheegow Bakar

Oo dhowaan ku geeriyooday Degmada Baraawe.

Caruurtii, Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka tegay Marxuumka,  waxaan leeyahay samir iyo iimaan Allah (swa) ha idin ka siiyo, Marxuum Mowlaana Sheegow Bakar waxaan Allah ugu baryeena in uu �Janatul Fardawsa� ku geliyo raxmadiisa,  Qabrigiisana  neecow udgoon Allaha ku siiyo. Aamiin. Aamiin.

Adduunyadu waa Safar, qof kastana maalin ayuu ka tagayaa, Ma Dhinte waa Eebbe, Qadarka  & Qadaha  Eebbe  ha  loo sabro.

W/Q. Ugaas Cabdulqaadir Amiin Loolow

        pa14_1.gif

    ALLA HA U NAXRIISTO MARXUUMIINTA KALA AH:

                        1.  MOWLAANA SHEEGO BAKAR

                        2.  MAQANE MAD-GAAB XASAN

Anagoo kala ah:

1.      Suldaan Xeydar  Suufi  Munye

2.      Ugaas     Abdulkadir Amiin (Loolow)

3.      Nabadoon Maxamuud Cusmaan

4.      Nabadoon  Awees Nuurayni Sayid Axmed

5.      Mudane     Munye  Cabdow  Munye  Xasan

6.      Dr.              Xasan Cabdow Munye

7.      Mr.             Bishaaro Xaaji Munye

8.      Dr.              Shariif Sheekhuna Maye

9.      Mr.             Ooyaaye Maxamed Abu

10.Mr.             Shariif Maxamed Abu

11.Dr.              Cabdulqaadir  Xaaji Cusmaan

12.Eng.            Ibraahim Cali Cumar Sheegow