WARARKA BARAAWEPOST aXad 24 january 2010
Ciidamada DFKMG oo howlo baaritaano ah ka wada waddada Maka Al Mukarama. Waxaa saakay aroortii howlo baaritano ah ay ka socdaan waddada dheer ee maka almukarama ee magaalada Muqdisho waxaaa howlahaas baaritaanka wada ciidano ka tirsan DFKMG ee soomaliya. Lama oga sababta keentay in lasameeyo baaritaanadaas waloow ay jiraan warar sheegay in la sugaayo wafdi Q/midoobay ka socda oo soo gaaraya maanta M/Muqdisho.
Ganacsiga qaadka ee magaalada Marka oo maalintii 3 aad xayiran Waxaa maalintii sedexaad hakad uu ku jiraa ka ganacsiga qaadka ee lagu kala iibsan jiray gudaha M/Marka ee xarunta gobolka sh/hoose .
Shabakadda warbaahinta ee Baraawepost Muqdisho Somalia webmaster@baraawepost.com |